Content-Length: 124886 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Kanaalka_Banama

Kanaalka Banama - Wikipedia Jump to content

Kanaalka Banama

Ka Wikipedia

Coordinates: 9°23′15″N 79°55′07″W / 9.38743°N 79.91863°W / 9.38743; -79.91863 (Atlantic Entrance)

Banama

Kanaalka Banama waa marin biyood (kanaal) ku yaala wadanka Banama ee ku yaala badhtamaha Ameerika, kaas oo isku xidha Badweynta Atlaantigga iyo Badweynta Baasifigga. Sababtoo ah habka Banama u maroojiso, albaabka laga galo Badweynta Baasifigga ayaa ka bari ka fog albaabka laga galo Badweynta Atlaantig. Tani waa liddi ku ah waxa la filan karo.









ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Kanaalka_Banama

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy