Content-Length: 109175 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Meere_Dhagaxley

Meere Dhagaxley - Wikipedia Jump to content

Meere Dhagaxley

Ka Wikipedia

Meere Dhagaxley

  1. ☿ Waxaraxir
  2. ♀ Dusaa
  3. 🜨 Dhulka
  4. ♂ Farraare

Meere Dhagaxley (ingiriis: Terrestrial Planet) waa meereyaasha ka samaysan inta u badan dhagaxa,[1] waxaana ka mid ah dhulka, waxayna kala yihiin: Waxaraxir, Dusaa, Dhulka iyo Farraare. Waxaraxir waa midka ugu muga[2] iyo miisaanka yar isla markaana ugu jidhka yar dhamaan Bahda Qoraxdu Midaysay, halka dhulku yahay kan ugu wayn meerayaasha dhagaxleyda ah.[3]

Qoraalo La Mid ah

Xigasho

  1. dhagaxa, waxaana ka mid ah dhulka
  2. muga iyo miisaanka yar isla markaana ugu jidhka yar dhamaan Bahda Qoraxdu Midaysay
  3. Croswell, K. The Free Press. p. 57. ISBN 978-0-684-83252-4.  Maqan ama ebar |title= (caawin)










ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Meere_Dhagaxley

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy