Habeen
Xilliga u dhaxeeya qorraxda marka aay dhacdo illaa aay ka soo baxdo
Habeen (Af Ingiriis : Night) waa toban-iyo-labo saacadood oo ka mid ah wakhtiga taas oo ku beegan wakhti gees ka mid ah dhulku ka sii jeedo qoraxda.
Habeenku waa waa goorta ileyska qoraxdu ka maqan yahay qeeyb ka mid ah dunida.
Habeen waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda maalin.
sidoo kale eeg
wax ka badalTixraac
wax ka badal