Qiuz FX 1
Qiuz FX 1
1|Page
5: Goormee ayaynu faaidnaa forex?
Ans: forex waxa aynu faaidnaa marka ay lacag u dhaqaaqdo halkii aynu u
saadaalinay inay aadayso .
6: goormee ayaynu khasaarnaa forex?
Ans: forex waxa aynu khasaarnaa marka lacag ay aado jihadii aynu u
saadaalinay mid aan ahayn oo kasoo horjeeda.
7: haddii lacag lot keedu 0.5 khasaarto 10pips imisa dollar khasaartay?
Ans: waxaa khasaartay 50 dollar.
8: hadii lacag ku gasho 0.9 lot kadibna ay ku dhacdo TP 30pips imisa ayaad
faaiday?
Ans: waxa faaiday 270 dollar.
9: lacaga forex ee is raaca kuwooda dhaqaaqa xooga leh sameeya
sababtana sheeg?
Ans: lacagaha dhaqaaqa xooga leh sameeya waa lacagta usd,eur,jpy.aud,
gbp, cad . sababtuna waa in ay leeyihiin volatile waali ah .
10: waa maxay broker?
Ans: broker waa dilaal aynu ka helno lacagaha aan trade garayno oo dhan.
11: waa maxay demo account iyo real account?
Ans: demo account waa account loo adeegsado in lagu sameeyo practice
kaas oo lacag fake ah aad ku trade garaynayso adiga oo la kulmaya faaido
iyo khasaare labadaba.
Real account waa account aad si toos ah u furanayso aadna ku trade
garaynayso lacagta aad ku shubato account kaaga.
2|Page
12: waa maxay fundamental analysis?
Fundamental analysis waa dhacdooyinka suuqa saameeya ee soo baxa sida
news ka .
13: fadlan qeex intan: candlestick, the trend, timeframe, support and
resistance.
Ans: candlestick waa shay ku tusinaya inta lacag qiimaheeda ay
dhaqaaqday mudo cayiman.
The trend waa jihada suuqa uu sameeyo waxayna noqotaa down/up trend.
Timeframe waa waqtiga jaangooya inta uu candle kasta soconayo.
Support waa meel kasta oo hoose oo suuqa laga celiyo amase laga buy
gareeyo.
Resistance waa meel kasta oo kore oo suuqa laga soo celiyo amase laga
soo sell gareeyo.
14: muxuu taraa tradingview?
Ans: tradingview waa Meesha laga sameeyo technical analysis ka qof kasta
oo suuqa forex baranayana waa muhiim website kaas .
15: waa maxay pips?
Pips waa halbeeg ama cabir kuu sheegaya inta lacag dhaqaaqday.
16: lot size waa maxay 1lot imisa ayuu xageena uga dhigmaa dollar ahaan?
Ans: lot size waa xadiga lacag aad suuqa ku galayso.
1lot waxay u dhigantaa 10 dollar .
17: lot size ka subax kasta waa la badbadalaa sax mase khalad?
Ans: khalad.
3|Page
18: inaad trade qaadato maxaad u baahantahay inaad taqaano?
Ans: waxaad u baahantahay inaad taqaano entry point,sl and tp iyo sidoo
kale aqoontii technical ka iyo fundamental ka ahayd.
19: waa maxay strategy? Tusaale ka bixi?
Ans: strategy waa taatikada la isticmaalo si suuqa fx looga shaqaysto .
Tusaale waxaa u ah strategy yada Bollinger band .
20: waa maxay risk management ? sidee khasaaraha suuqa loo yareeya?
Ans: risk management waa in la maareeyo khasaaraha suuqan waxana lagu
yarayn karaa in sl ka aad yarayso , lot size macquul ah ku gasho suuqa, over
trading aadan samayn.
21: 5 trade ayaad qaatay 3 kamid ah waxay ku dhaceen SL laba kamid ahna
TP ayay ku dhaceen, 5ta trade aad qaadatay midkasta SL kiisu wuxuu ahaa
10pips, faaidada ama TP gu waxa uu ahaa 30 pip , faaido miyaa sameesay
mise khasaaro 5 taas trade? Qeex sababta?
Ans: 5taas trade faaido ayaa samaysay sababtuna waxa weeye waxaa
faaiday 2 trade mid 30 pips oo ka dhigan inaad 60 pips faaiday halka 3 trade
aad khasaartay 30 pips markaas waxaa wadataa faaido ah 30pips.
22: maalinkii hal trade miyaa qaadanaysay markaa soo gaartay strategy
yadaha mase 10 trade?
Ans: maalinkii dhowr trade ayaa qaadanayay.
23: moving average muxuu taraa?
Ans: waa indicator loo isticmaalo in lagu trade gareeyo kaas oo ah xarig oo
kale makasta oo charts ku ay xariga ka sarmaraan waa la sell gareeyaa
markasta oo ay ka hoos maraana waa la buy gareeyaa.
4|Page
24: muxuu taraa indicator rsi?
Ans: RSI waa indicator lagu trade gareeyo wuxuu noo sheegaa meelaha
suuqa overbought iyo oversold ay ka dhacaan.
25: soo sawir charts higher high ama lower low suuq ah si guudna qeex?
Ans: charts ka higher high waxaa sameeya suuq kasta oo uptrend oo kor u
socda amase buy ah.
Charts lower low waxa sameeya suuq kasta oo downtrend ah amase sell
ah.
LOWER LOW AND LOWER HIGH
5|Page
HIGHER HIGH AND
HIGHER LOW
6|Page
28: qeex buy limit?
Ans: buy limit waa suuq hadda ku socda buy oo aan doonayn inaa raaco se
aan rabbo inaa raaco marka lasoo celiyo hadana uu buy aado markaas aan
isku diyaarinayo inaa buy gaas dambe ka faaidaysto .
29: Qeex candlestick se maxaa halkii candle uu isla badbadalayaa marka la
joogo timeframe kala duwan?
Ans: candle waa waxa uu ku shaqeeyo suuqa marka lacag qiimaheeda la
rabo in la ogaado halka uu marayo candle waxaa jaangooya hadba waqtiga
la joogo/ timeframe ka candle kasta wuxuu u taagan yahay waqti gooniya
hadii waqtiga la badalo candle ku wuu isbadalayaa isaguna .
30: soo sawir suuq uptrend ah mid downtrend ah?
Ans:
UP TREND
DOWN TREND
7|Page
31: Si guud ma is leedahay forex time waad u haysaa haddii lagu hago?
Ans: Dabcan Haa waan isleeyahay waqti waad haysaa
8|Page