Content-Length: 425110 | pFad | http://so.wikipedia.org/wiki/Dalalka

Dalalka - Wikipedia Jump to content

Dalalka

Ka Wikipedia

Liiska dawladaha madaxa banaan Liiskani waxa uu ka koobanyahay 203 dal:

Sifayn

  • 193 dal waxa ay heestaan ictiraaf dhamaystiran

192 kamida 193 aan hore u soo sheegnay waxa ay kamidyihiin Qaramada Midoobay. Waxa jirta dawlad ictiraaf dhamaystiran haysata laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay. waana Faatikanka

  • Waxa jira 10 dal oo aan haysan madax banaani buuxda oo aan kamid ahayn Qaramada Midoobay.

Waxa jira dal kamida 10 aan sare ku xusnay oo la leh calaaqaad 93 dawladood wana Falastiin. Waxa jira hal dal oo madax banaan oo dublamaasi ahaan la ictiraafay laakiin aan loodhamayn waana wadanka Kosofo. Waxa jira dal kamida xubnaha Midowga afrika oo aan ictiraaf caalmiya haysan waana Saxaraha Galbeed. Waxa jira dal Madax banaan laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay waana Taywan. Waxa jira laba dal oo sirasmiya u madax banaan laakiin Ruushka cid aa ahayni aanay ictiraafsanayn waxaany kal yihiin.Abkhazia iyo Koonfur Ossetia. Waxa kale oo jira Hal dal oo madax banaan laakiin aan ictiraaf ka haysan Turkiga mooyee waana Qubrista Waqooyi ee turkida Waxa Jira dal ay ictiraaf sanyihiin labada wadan ee Abkhazia iyo Koonfur Ossetia oo kaliyihi waxana lagu magacaabaa Transnistria. Waxa jira Laba oo waaqici ahaan madax banaan laakiin aan ictiraaf haysan waxaanay kal yihiin Somaliland iyo Nagorno-Karabakh


Liiska dalalka caalamka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]















ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: http://so.wikipedia.org/wiki/Dalalka

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy