Jump to content

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib

Ka Wikipedia

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib aabaha rasuulka scw

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib
ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪﺍﻟﻤﻄﻠﺐ

wakhtiga dhalashada: 545 C.D / -79/78 Hijrada ka hor

meesha ku dhashay: magaalada Makka, Xijaas
wakhtiga dhimashada: Janaayo 571 C.D/ Dulhijja -53 Hijrad ka hor (da'da 25 jir)
meesha ku dhintey:
meesha uu ku aasan yahay: Darun-Nabiya, Madina Munawwara, Sacuudi Carabiya
xaaska: Āmina bint Wahb Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D
ciyaalka:

Wiil Nebi Muḥammad

waalidka:

aabo Cabdi al-Muṭṭalib

Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib (ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib") ku dhashay magaalada Makka, Xijaas ee dhulka Carabiya[1] markuu wakhtigu ahaa 545 C.D taasi oo u dhiganta 79/78 sano ka hor Hijrada, waa nin ka dhashay qabiilka reer banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka ee deegaanka Xijaas[2] dhulka Carabiya (maanta ah wadanka Sacuudi Carabiya). Markeey taariikhdu ahayd Luulyo, 570 C.D - Janaayo, 571 C.D Cabdulaahi wuxuu guursaday Āmina bint Wahb oo u dhashay wiil nool Nebi Muxamed ku abtirsado.[3]

Cabdulahi ibn Cabdul Mudalib wuxuu dhintey asagoo da'diisu tahay 25 jir markeey taariikhdu ahayd Janaayo 571 C.D (taasi oo u dhiganta Dulhijja -53 Hijrad ka hor). Waxaa lagu aasay Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya.[4]


  1. "ingiriis: Abd Allah ibn Abd al Muttalib; carabi: ﻋﺒﺪﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻤﻄﻠﺐ, "Cabdillahi ibn Cabdi al Mudalib""
  2. "banu Haashim ee ka midka ah beel-waynta reer Quraysheed ee deegaanka ku ah magaalada Makka"
  3. "Nebi Muxamed"
  4. "Darun-Nabiya, ee magaalada Madina Munawwara, ee dalka Sacuudi Carabiya"


pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy