Jump to content

Deegaan

Ka Wikipedia

Wargalo waa magaalo kutaal gobalka mudug. waxay magaalada gaalkacyo ujirtaa 60km. Wargalo waxay leedahay iskoolada hoose iyo dhexe. Waxaa kaloo ay leedahay tiro dugsiyo quraan ah. Dhanka koofurbari waxa kaxiga Galbarwaaqo qiyaastiina u'jirta 25km. Galbarwaaqo waxa ay kala bartaa Wargalo iyo Ceelguula town. Ceelguula waxa ay kutaal halka ay kabilaabato dooxada ballaaran ee Gaanbe Laasood (Gaanbe Laasood valley). waxaad nagala soxariirtaan duraan143@hotmail.com ama tel no. 4796982369 ana 4670058823

pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy