Jump to content

Julian Assange

Ka Wikipedia
Julian Assange

Julian Assange (15 janaayo 1971). waa Suxufi iyo qoraa aad ugu firfircoon dhanka internetka waxa uu ku dhashay wadanka Australia.waxa uu kusoo caan baxay samyntii iyo ka qayb galkii boga caanka ah ee WikiLeaks sanadkii 2009 waxa uu ku guulaystay jaaisad ay gudoonsiisay ururka looyaqaano Amnesty International ee xuquuqda aadmiga u dooda. Assange waxa uu leeyahay wiil dhashay sanadkii 2007. Assange waxa uu aad ubartay cilmiga computerka iyo internetka waxa uu bogiisa wikileakis kusoo ban dhigay dukumeentiyo badan oo aad iyo aad u sir ah sida hadalo ay isdhaafsadeen madaxda sar sare ee dawldaha caalamka taas oo dawlado badan oo caalamka ahi ay ka qayliyeen halka Assange iyo kooxo xuquuqda aadmiga u doodaa ay kudoodayaan in ogaanshuhu uu yahay waajib iyo in aan waxba laqarin ee dabada loosoosaaro.

pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy