Jump to content

Labeen

Ka Wikipedia
Dhalo ku jiraan caano leh labeen badan.

Labeen (Af Ingiriis : cream; Af Carabi : ar‎) waa lakab ka mid ah caanaha xoolaha kuwaasi oo ka kooban subag jaamud ah (saa'id ah).[1] Sida caadiga ah, labeentu waxay ka mid tahay caanaha xoolaha waxaa inta ugu badan laga helaa korka sare ee caanaha.

Hordhac

Labeentu waa lakab ka mid ah caanaha taasi oo qani ku ah subag iyo dufan badan. Sida badan marka caanuhu yihiin dhayda (fresh) lagama arki karo labeenta iyo subaga ku jira, laakiin marka la karkariyo ama la ruxo ayaa laga helaa labeenta.[2][3]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Beeton, Isabella. pp. 258–60.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Saturated Fat
  3. Eat less saturated fat
pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy