Jump to content

Moskow

Ka Wikipedia
Moskow

Moskow (Af-Ruushka: Москва́) waa caasimada dalka Ruushka waana magaalda ugu wayn marka tirada dadka la eego.Moskow waa xaraunta Siyaasadda Dhaqaalaha Dhaqanka Gooshitaanka diinta iyo waxbarashada ee wadanka Ruushka.waana magaalda Todobaad marka la eego Liiska magaalooyinka adduunka dad ahaan magaalda moskow dadka kunooli waxa ay gaadhayaan ilaa 10,562,099 oo qof waxa ay kutaalaa duleedkqa Wabiga Moskow oo ah mandaqad katirsan qaybta Yurub ee wadanka Ruushka.waagii hore waxa ay ahyd caasimadii Midowga Sofiyet iyo Ambardooriyadii hore ee Ruushka.Moosko waa xarun dhaqaale oo aad u wayn waxa kuyaala xarumo waxbarasho iyo kuwo cilmibaadhis oo badan.

Magaca moskow waxa uu kayimi wabi kuyaala duleedka magaalda Moskow.

pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy