0% found this document useful (0 votes)
44 views12 pages

Xilka

The document outlines the roles and responsibilities of various positions within the Somali Treasury Office, detailing the duties of the Treasury Core Process Owner, financial officers, and support staff. It emphasizes the importance of financial management, documentation, and coordination among team members to ensure efficient operations. Additionally, it highlights the need for regular reporting, compliance with financial regulations, and the management of resources and expenditures.

Uploaded by

Ayaan Faysal
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
0% found this document useful (0 votes)
44 views12 pages

Xilka

The document outlines the roles and responsibilities of various positions within the Somali Treasury Office, detailing the duties of the Treasury Core Process Owner, financial officers, and support staff. It emphasizes the importance of financial management, documentation, and coordination among team members to ensure efficient operations. Additionally, it highlights the need for regular reporting, compliance with financial regulations, and the management of resources and expenditures.

Uploaded by

Ayaan Faysal
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
You are on page 1/ 12

DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA

XAFIISKA MAALIYADDA IYO HORUMARINTA DHAQAALAHA

AXDI KOOXEEDKA
XAFIISKA MAALIYADA

(THE TEAM CHARTER OF THE TREASURY CORE PROCESS)

XILKA & WAAJIBAADKA SHAQO


 TREACHERY CORE PROCESS OWNER ( MUSTAFE CUSMAN)
 Isku-xidhka madaxa xafiiska & kooxda
 Qorsheeyaa, maareeyaa sidoo kalena kontoroolaa shaqada g/socodka
 Maamulaa dhamaan akawnada baanka ee xafiiska
 Saxeexaa ansixiyana documentiyada kharshka wixii < Birr 5000
 Sidoo kale wuxuu ansixiyaa mushaarka shaqaalaha, kharashaadka laydhka,
biyaha, adeega telefoonka.
 Dhamaan dalabyada lacagaha ee maaliyada laga dalbanayo
 Wuxuu hubiyaa in xisaabta si sax mudadeeda loogu diyaariyay
 Sida loo boosti gareeyay dhacdooyinka maaliyadeed (From TR to GR, B/ESLC &
SLC)
 In dhamaan diwaanadu ay yihiin ( up to date)
 Dhamaan warbixinada & iswaafajinta baanka ( bank reconciliation)
 Wuxuu hubiyaa in shaqadu usocoto sidii larabay & in kale
 Wuxuu suurta galiyaa sidii shaqadu si hufan oo dagdag ah ugu soconlahayd
 Gadhwadeenku waxa uu shaqada uqabanayaa si lahaansho ku dheehantahay si
loo gaadh ujeedada la hiigsanayo ee geedi socodka taasoo qayb ka ah ta guud ee
xafiiska
 Wuxuu ka shaqeeyaa sidii is caawin & wada shaqayn ay udhaxmari lahayd geedi-
socodyada kale
 Qiimayn & dabagal ku sameeyaa guud ahaan shaqada geedi-socodka
 Indhaindhaynta shaqada si loo ogaado faraqa jira & sidii loo buuxinlahaa faraqaas
sida
o Tababarada dhaadheer
o Tababarada gaagaaban
o Khibrad korodhsi ( experience sharing )
o Hagida shaqooyinka qiimaynta & dabagalka
 Natiijada qiimaynta & dabagalka ka soo baxda ayuu qoraal gaaban ku siin madaxa
xafiiska si logu go’aan qaato wakhtigeeda

SHAQOOYINKA UU QABANAYO MADAX-KOXEEDKA KHARASH BIXINTA


(MOHAMED YUUSUF)

 Sidoo kale wuxuu ansixiyaa mushaarka shaqaalaha, kharashaadka


 Hubiyaa/ xaqiijiyaa diyaarinta ( source document) TR ka Sida loo boosti
gareeyay dhacdooyinka maaliyadeed (From TR to GR, Gadhwadeenku
waxa uu shaqada uqabanayaa si lahaansho ku
 Wuxuu hubiyaa In dhamaan diwaanadu ay yihiin ( up to date)
 Xaqiijiyaa in dhamaan warbixinada & iswaafajinta baanka ( bank
 reconciliation) B/ESLC & SLC)
 Shaqada sii wadaa marka Gadhwadeenka geedisocodku maqanyahay
 Wuxuu hayaa miisaaniyada la habeeyay, balance aan la bixin, kuwa aan
wali commitment lagalin & kharashaadka intaba
 Diyaarinta lacagaha horumarinta ee cida ku guulaysatay tartan
 Qabashada & hubinta codsiyada lacagaha ee iibka IWM
 Wuxuu hayaa jeega wuuna diyaariyaa
 Fuliyaa dhamaan shaqooyinka ay madaxdiisu udirto
 Shaqooyinka uqaybiyaa shaqaalaha g/s marka uu arko in ay jirto shaqo
dheeraad ah
 Wuxuu hubiyaa in xusuus-dhawrka shaqadiisu tahay mid habaysan
 Warbixin siinta hantidhawrada
 Qabashada CPO cida ku guulayata tartanada
 Wuxuu hayaa miisaaniyada la habeeyay, balance aan la bixin, kuwa aan
wali commitment lagalin & kharashaadka intaba

2. SHAQOOYINKA UU QABANAYO SARKAALKA KHARSH BIXINTU (


__________________)
 Diyaarinta documentiga kharash bixinta
 Helitaanka & hubinta lacagaha la horumariyay & xidhitaanka xisaabta &
diyaarinta JV
 Diwaangalinta kharashaadka mushaharaadka
 Soo gudbinta payrollka shaqaalaha xafiiska isaga oo ka ansixinaya
Caseka & Owner ka
 Qabashada iibka & Diyaarinta Reciept
 Diyaarinta dib-ucelinta CPO isga oo ka sexeexaya gadhwadeenka G/s
 Diyaarinta (payment, suspence & journal voujer)
 Jarida lacagta hawlgabka ah & lacagaha ( Cost sharing) & Diyaarinta PV
 Wuxuu diyaariyaa warbixinta kharashaadka una gudbiyaa madax
kooxeedka kharash bixinka
 geedi-socdka si uu u ansixiyo
 Wuxuu diyaariyaa receipt & receipt summary
 Diwaangalinta dakhliyada kala duwan & galinta IBEX system
 Diyaarinta jarida dakhliga cashuurta
 Galinta JV kala duwan IBEX system
 Warbixin siinta hanti-dhawrada
 Caawinta kooxda kale ee geedi-socdkiisa
 Sidookalena in uu qabto shaqooyinka kale ee madaxdiisu udirto

SHAQOOYINKA KHABIIRKA KHARSHBIXINTU ( NAASIR MOHAMED)


 Marka uu maqanyahay S/Kh ayuu shaqada sii wadaa
 Wuxuu qabtaa shaqooyinka lagu soo dhaadhiciyay ee kaga imanaya
Gadhwadeenka G/S, Case coordinatorka & Sarkaalka kharashbixinta
 Markasta oo uu arko shaqa baylahaysa ayuu qabanayaa isaga oon cid
lasugaynin

3. SHAQOOYINKA UU QABANAYO GENERAL LEDGER ACCOUNTANT


 Diwaangaliyaa transactions ka oo uu ku diwaan galiyo TR
 Booti garaynta transaction ka ledgerada ee asset, liability,transfer &
netasset equity
 Isbarbardhiga / is waafajintan GLCAB & LA
 Diyaarinta warbixinta iskudheelitirka xisaabta ee billaha ah (Trail
balance) ee warbixinta revenue, receivables, payables, & transfer.
 Iswaafajinta baanka ( bank reconciliation)
 Diwaangalinta ka warhaynta lacagta xafiiska ( cash position)
 Kawarhaynta dhaqdhaqaaqyada lacagaha baanka & qasnada oo uu
kaga warhayaa TR, GL & SL

SHAQOOYINKA UU QABANAYO CAAWIYAHA GENERAL LEDGER ACCOUNTANT


 Marka uu maqanyahay S/Kh ayuu shaqada sii wadaa
 Wuxuu abtaa shaqooyinka lagu soo dhaadhiciyay ee kaga imanaya
Gadhwadeenka G/S, Case coordinatorka & Sarkaalka G/L
 Markasta oo uu arko shaqa baylahaysa ayuu qabanayaa isaga oon cid
lasugaynin

SHAQOOYINKA UU QABANAYO XISAABIYAHA GAARKA AH (FUND ACCOUNTANT)


 Wuxuu hayaa jeega ee akawnka gaarka ah
 Wuxuu diyaariyaa (source document) ga ee fundiga gaarka ah
 Wuxuu hayaa budget/expenditure subsidiary ledger card
 Wuxuu diwaangaliyaa boosti gareeyaana dhacdooyinka maaliyadeed
 Wuxuu diyaariga warbixinta billaha ah ee akawnada gaarka ah
 Wuxuu sameeyaa iswaafajinta baanka (bank reconciliation)
 Wuxuu xaqiijiyaa warbixinaadkii/ documentiga uu udiray deeq
bixiyayaasha / dayn bixiyaha/ maaliyada wuxuuna dabagalaa lacagaha
mashaariicda lagu fulinayo
 Shaqo kasta oo uu programkaasi ubaahanyahay ayuu fulinayaa iyada oo
muu raacayo xeeraka uyaala programkaas

SHAQOOYINKA UU QABANAYO LACAGHAYAHA GUUD


 Maamulida lacagaha qasnada
 Samaynta iswaafajinta lacagta qasnada & buuga lacagta (cash book)
 Waxa uu ka helaa sarkaalka kharash bixinyta documentigan SV, PV, RV
iyaga oo dhamaystirana wuxuu ku wareejiyaa GLA
 Wuxuu hayaa buuga lacagta (cash book)
 Hadii ay qabto lacag aan ka iman xisaabiyahay wuxuu goyn RV wuxuuna
dhigi baanka si dagdag ah
 RV & (bank slip) ee lacagta uu helay ayuu ugudbin GL
 Qabashada lacagaha ee lacag ururiyayaasha isaga oo goynaya Sumarry
Reciept Vouchers
 Bixinta kharashaadka aan lagu bixinin jeeg

SHAQOOYINKA UU QABANAYO CAAWIYAHA LACAG HAYAHA GUUD


 Bixinta mushaaradka hadii aan baanka lagu bixinin
 wixii laqaadan waayana wuxuu ku soo celinaya lacaghayaha guud
 Payroll ka oo saeexan ayuu ku soo celi lacaghayah guud / GLA
 Bixinta kharashaadka yaryar sida ( biyaha, laydhka, telefonka iwm)
 Dhamaan shaqooyinka marka uu maqanyahay lacaghayaha guud
 Shaqooyinka lagu soo dhaadhiciyay ayuu / ayaya qabanayaa
4. SHAQOOYINKA UU QABANAYO MADAX IIBKA
 Soo ururinta iibka waxayaalaha la xidhiidha ayuu mudo bille &
 rubucle kusoo rurin ka dibna ka diyaarinayaa warbixin
 Diyaarinta qorshaha iibka & iskudubaridka
 Soo ururinta qiimaha suuqa & kala soocidiisa
 Bixinta talooyin & taageero qorshayaasha iibka
 Soo saarida jadwal sidii, sababtii & wakhtigii la oo iibin lahaa la
diyaariyo
 Diyaarinta ( specification) ka iibka & iskudubaridkiisa

SHAQOOYINKA UU QABANAYO CAAWIYAHA SARKAALKA IIBKA


 Marka uu maqanyahay S/Kh ayuu shaqada sii wadaa
 Wuxuu abtaa shaqooyinka lagu soo dhaadhiciyay ee kaga imanaya
Gadhwadeenka G/S, Case coordinatorka & Sarkaalka iibka
 Markasta oo uu arko shaqa baylahaysa ayuu qabanayaa isaga oon cid
lasugaynin

SHAQOOYINKA UU QABANAYO SOO IIBIYHAHA XAFIISKA


 Dirida lacagaha daabacaada jaraaidka ee xayaysiiyada
 Diyaarinta Bid box ka
 Soo ururinta Proformada (standing suppliers)
 Soo qaadida alaabaha laga oo qaadayo standing supplier ka & meelaha
kaleba
 Diyaarinta waraaqda dalabka iibka
 Soo ururinta Qiimaha suuqa iyada oo ugudbinaysa sarkaalka iibka
 Soo bixinta kharashadka adegyada sida (telephone, electricity, water
etc)
5. SHAQOOYINKA UU QABANAYO ISKUXIDHAHA MAAMULKA HANTIDA & ADEEGA GUUD
 Isku-xidhka shaqooyinka case ka
 Kontrolka gaadiidka xafiiska
 Xaqiijinta kuubanada shidaalka ee ay kaalmuhu soo dalbadeen
 Soo saarida jadwalka ay baabuurtu ku hawlgalayaan
 Qabashada kulamo lagaga wadahadlayo marba xaaladaha gaadiidka &
qalabka kale
 Hubinta boolada gaadiidka
 Diyaarinta qorshaha baabuurta lagu galinayo caymis (Insurance)
 Diyaarinta baabuurta fiildhiga marka loo dirayo
 Xaqiijinta baabuurtu maka ay dhibi oo gaadho khaladka halka uu
kayimid
 Hubinta xaaladaha dayactirka baabuurta & in mudadooda lagu
dayactiro
 Ka go’aan gaadhida meesha lagu dayactirayo isga oo kaashanaya
technisionka
 Faaxa alaabaha lagu dayactirayo baabuurta & qalabka
6. SHAQOOYINKA UU QABANAYO SARKALKA MAAMULKA HANTIDA & ADEEGA GUUD
 Kawarbixinta dhibaatadu inta ay dhantahay marka ay timaado baahi
dayactir
 Hadii loo baahanyahay in la soo iibiyo alaa lagu dayactirayo dhibaatada
wuxuu si faahfaahsan udiyaarin in alaabtaas la soo iibiyo
 Hadii ay dhibaatadu tahay ageed kaliya wuxuu suurta galin in qalabka
loo diro cida fulinasya
 In uu hubsabo in uu dayactirku yahay mid sax ah ka dibna wareejiyo
 Samaynta fayl baabuurkasta ugaar ah si loo ogaado mudada uu
shaqaynayay baabuurku
 Diwaangalinta shidaalka & dayactirka
 Hubinta codsiga shidaalka ee ay soo codsadeen kaalmuhu
 Diyaarinta dhibaatooyinka ka jira baabuurta / qalabka farsamo yaqaan
dayactira
 dabagalka shaqooyinka xamaalka & sida ay usocdaan
 Diyaarinta & soo dhawaynta shirarka & tababarada & meelaha lagu
qabanayo
 Kawarhaynta adeegyada ( telephone, electricity,water, internet & fax)
in uu la socdo siiyo si loo bixiyo kharashkooda bila kasta
 Caawinta shaqaalaha kale ee geedi-socodka
 Dabasocodka dhibaatooyinka sida isjiidhka baabuurta
 In uu warbixin ka diyaariyo shidaalka & waxyaalaha la xidhiidha
dayactirka baabuurta
 Diwaangalinta KM ay socdaan baabuurtu si loo ogaado marba inta ay
 socdeen taasoo xadidaysa shidaalka uu qaadanayo baabuurku
 Qabashaqa shaqooyinka kale ee ay u diraan madaxda xafiisku
7. SHAQOOYINKA UU QABANAYO CAAWIYAHA SARKALKA
MAAMULKA HANTIDA & ADEEGA GUUD
 Marka uu maqanyahay S/Kh ayuu shaqada sii wadaa
 Wuxuu abtaa shaqooyinka lagu soo dhaadhiciyay ee kaga imanaya
Gadhwadeenka G/S, Case coordinatorka & Sarkaalka kharashbixinta
 Markasta oo uu arko shaqa baylahaysa ayuu qabanayaa isaga oon cid
lasugayni

SHAQOOYINKA UU QABANAYO ISKU-XIDHAHAQORSHAYNTA, QIIMAYNTA & DABAGALKA


 Wargalinta G/s in ay soo diyaarsadaan qorshayaashooda duleed
 Qababnqaabinta kulanka lagu gorfaynayo qorshaha G/s
 Gudbinta qorshaha la isla qaatay isga oo ka saxeexaya gadhwadeenka
G/s
 Diyaarinta faqaafaha miisaaniyada & qorshaha xafiisku kaga doodayo
 Kashaqaysiinta kooxda si ay ufuliyaan dhamaan hawlaha uyaala
 Hogaaminta qiimaynta & dabagalka lagu amaynayo
 Qorshaha & wixii ka fulay
 Iibka & shuruucdiisii in lamaray
 Hantida & sida loo maamulay
 Dabagalka shaqooyinka wixii ka fulay & waxa aan ka fulin
 Gudbinta warbixinta qiimaynta & dabagalka wakhtigeeda si loogu
go’aan qaato
 Iyo guud ahaan qaabka shaqadu usocoto & sidoo kale in ujeedadada
guud lafulinayo & in kale

SHAQOOYINKA UU QABANAYO SARKAALKA QORSHAYNTA MIISAANIYADA


 Iskudubaridida / midaynta qorshayaasha G/s
 Dib isugu habaynta qorshaha laga dooday
 Dib ugu soo habaynta qorshayaasha miisaaniyada loo xadiday xaf.
 Soo ururinta shaqooyinka laqabanayo rubucwalba oo ka mid ah s/m
 Qorshayaashii ayaa dib loogusoo gudbin xafiiska maaliyada
 Shaqooyinka aan fulin dib ayaa lo qorshayn waxtigii laqaban lahaa
SHAQOOYINKA UU QABANAYO SARKAALKA QIIMAYNTA &DABAGALKA
 Helida qorshaha la diyaariyay si uu uga duulo
 Samaynta qiimaynta waxqabadka qorshaha ku jiray
 Isbarbardhiga qorshaha & waxa laqabtay in ay iswaafaqsanyihiin
 Diyaarinta warbixinta waxqabadka ee rubuclahah ah
 Diyaarinta warbixinta shaqooyinka wixii ka fulay & wixii aan fulin
&sababaha
 Fulinta qiimaynta & dabagalka lagu samaynayo
 Qorshaha & wixii ka fulay
 Iibka & shuruucdiisii in lamaray
 Hantida & sida loo maamulay
 Dabagalka shaqooyinka wixii ka fulay & waxa aan ka fulin
 Diyaarinta warbixinta qiimaynta & dabagalka wakhtigeeda si loogu
go’aan qaato
 Hubinta In warbixinta wakhtigeedii ladiyaariyay
XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA XUBNAHA KOOXDA
Xidhiidhka ka dhexeeya shaqaalaha geedi-socodka gudihiisa waa mid
kusaabsan in ay isdhaafsadaan wixii macluumaad ah ee laxidhiidha
shaqadooda & in ay ka dhaxayso is caawin gudahooda ah
maadaamashaqadan ay fulinayaa ay tahay mid natiijo guud laga rabo
sidaas daraadeedna ay iscaawiyaan si ay natiijadaas lagarabo ay
ugaadhaan sidoo kale waxay u fulinayaan shaqada sida.
 Shaqada waxa loo fulinayaa kalikali & wada jir labadaba sida marba
qorshaha shaqadu tahay
 Si shaqadu ufududaato shaqada ruuxa ka maqnaada waxa daboolaya
shaqaalaha kale si aanay wax u istaagin iyada oo lala xisaabtamayo cida
maqan
 Shaqaaluhu waxay wadaagayaan khibradooda & aqoontooda iyada oo
midba midka kale ugudbinaya shaqaalaha kale

You might also like

pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy