Hagaha QuickBooks Somali Telecom May2025 NoBullets
Hagaha QuickBooks Somali Telecom May2025 NoBullets
Fur QuickBooks Desktop oo hubi in company file-ka shirkadda Somali Telecom uu saxan yahay.
- Cash
- Office Equipment
Waxaad bilowdaa inaad geliso xogta maalin kasta oo la xiriirta dhaqdhaqaaqyada shirkadda bishan May.
Tusaale:
May 1, 2025: Somali Telecom waxay qaadatay lacag $1,000 adeeg telecommunication ah.
Markii lacagta la helo: Receive Payment > Door Cash > $1,000.
Isbarbardhig QuickBooks records iyo bangiga, hubi khaladaadka iyo kala duwanaanshaha.
Company > Close the Books > Xir buugga May si aan wax isbedel ah u dhicin.
- Kharashaadka muhiimka ah
La xiriir maamulka had iyo jeer si aad uga hesho feedback iyo talo.