Account Management REG 3
Account Management REG 3
Name/Magaca :………………………………………………………………………………………
Nationality/Jinsiyada: ……..………………. Date of Birth : …../….../……….
ID No/Passport No. ………………………………. District/Degmada:…………………
City/Magaalada:…………………….. Adress/Cinwaanka:……………………………………………....................
Tell :…………………… Mobile :………………….. Emergency contact:………………………………………..
Email : ……………………………………………………….
Occupation/Shaqada/Xirfada:………………………………………………………………………………………...
Employer/Cida aad u shaqeyso:………………………………………........................................................................
Next of kin/Xigtda kuugu dhow:……………………………………………………………………
Adress/Cinwaanka:……………………………………………
Email:……………………………………….. Mobile No:……………………………
Monthly income/Dakhli bileedka (USD):
0-500 501-3,000 3,001-7,000 7,001-10,000
10,001 and above / & kabadan Please Spacify / Fadlan qeex tirada:……………………………………
Cadadka lacagta aad dhiibanaysid (USD) : ………………………
Mudo intee le’eg baad rabtaa in laguu hayolacagta
3 Bilood 6 Bilood 9 Bilood Sanad
Xagee bey lacagtan kaaso gashay? ( Tusaale horey baan ukeydsaday,mushaar,biil,qaraabada ama deyn.)
Sidee kusoo ogaatay adeegan iyo Somali Online Trader ?.
…………………………………………………………………………………………………………………….......
Khibrad intee le’eg u leedahay Suuqa saamiyada ee forex ama stock marketka..?
………………………………………………………………………………………………………………………...
1
SHURUUDAHA ACCOUNT MANAGEMENT-GA
Suuqa saamiyadu waa lagu faaidi karaa waana lagu qasaarikaraa kuma xisaabtamayno faaiido oo kaliya
laakiin waxaanu leenahay qorshe cad oon uga faaidi doono inshaa alaah.
ma jirto wax lagaa qaadayo ilaa faaido ay sameyso lacagtada waxa la qeybsanayaa waa faa’iidada,
lafahana mar walba adigaa leh. Taas macnaheedu wuxuu yahay si aan u faaiidno waa inaan adiga faaiido
kuu samayno hadii khasaare yimaado ( ilaah ma keenee ) waxba malihin oo laba jeer faaido kuma
xisaabtamayno.
hadii uu khasaaro yimaado mulkiilaha waa lala socodsiinaya, hadii khasaaruhu gaaro -30% wuxuu kala
dooran doonaa in lagusii shaqeyo & in loo celiyo, marwalbo khasaaruhu ka badan maayo -30% sida
sharciga ah.
Waxaa lagaa rabaa ( Copy of Passport,Proof of address & National ID(ID is optional), )
Waxaad lasocon doontaa dhaqaaqa lacagtaada bil walbana waxaad heli doontaa statement cadeynaya
dhaqaaqii bisha.
Lacagta sidii lanoogu soo diray baan u celinaynaa, hadii xawaalad laguusoo diro waxaan ku dirayna
hadhow xawaalad, hadii bank back to bank etc
DHAMAAD