Part Time Assignment One - Four PM
Part Time Assignment One - Four PM
Shirkaad lagu magacaabo Holac company ayaa sameysay dhacdooyinkaan soo socda bishii may
-2019.
Dhacdooyenkan waxa aad ka sameysan isla eeg “Accounting Equation” adiga oo sameysanaya
shaxda ku haboon dhacdooyenkan kor ku xusan.
2) Khaliif ayaa furay company ka ganacsada computer-da bishii kobad ii September ahaydna aas
aska shirkada ayaa la galay dhacdooyinka hoos ku qoran ;-
September 2;shirkada ayaa so iibsatay dhul ku kacaya $8,000 waxa ayna bixisay $6,000 inta
kalina waa dayn ay bixin donta bisha dambi insha allah.
September 6: shirkada waxa ay dayn kuso iibsatay 4 compuetr oo kiiba joogo $250 waxa ayna
lacagta bixin donan 60 bari gudahood insha allah.
September 16: shirkada ayaa bixisay dayn la xirirta dhulkii an so iibsanay $150 cash.
September 28: waxa la soo iibsaday qalab xafiiseed “ office equipment” ku kacaya $1,500 cash.
Waxa ad sameynaysaa:
1) Journalgaree dhacdooyinkan.
2) Post garee dhacdooyeenka aad journal gareysay..
3) Trial balance30-september-2019.
Assignment two
A; Xaaji geedi ayaa furay shirkada dayactirta compurada dhacdooyinka
ayana dhacay bishii kobaad ii September-2019.
Trial balance
30-september-2019
Accounts Dr Cr
Cash $14,200
Equipment 3,000
Accounts receivable 4,000
Office Supplies 800
Service revenue 11,000
Khalif capital 15,000
Khalif drawing 500
Adverting expanse 700
Salaries expanse 600
Rent expanse 22,00
$ 22,600 $ 22,600
1) Income statement.
2) Owners equity statement.
3) Balance sheet at September/ 30 / 2019